Gorfaynta Silsiladdii Deelley waa daraasad aad u qalaysa maansooyinkii jiiftada ahaa ee la magac baxay Silsiladii Deelley taas oo la isu tiriyay sannadkii 1979/80. Waa silsiladda ugu dheer, ugu dad badan uguna ujeedo weyn idil ahaan silsiladihii taariikhda soomaalida soo maray. Waxaa lagaga hadlay waayihii jiray dhanka siyaasadda, dhaqaalaha iyo dhaqankaba. Wax ay ka dhalatay tix uu Maxamed Xaashi Dhamac "Gaarriye" ku ballaysimy: Dig dheh deelka...
De Gorfaynta Silsiladdii Deelley is een populaire optie voor Literatuurwetenschap. Esy heeft 1 prijs gevonden, de goedkoopste keuze is volgens ons Bol, maar bekijk de andere aanbieders om het zeker te weten. Links openen in een nieuwe tabblad. Bekijk hier onder de product specificaties. Meer product informatie beschikbaar bij Bol.
Gorfaynta Silsiladdii Deelley is onder andere te koop bij: Bol. Esy raadt altijd aan om meerdere aanbieders te bekijken om geen last minute deals mis te lopen.